Duruufaha ayuu uga faa iideeystay
Waxa uu haaya xil doowladeed. Ma shaqa tago oo maalinkii dhan waa jiifaaa. Waagu waxa uu ubaryaa galabkii. Maqribkii ayuu suud xirtaa. waxa uu aadaa hoteeeladda waaweeyn ee magaladda. Wax qorsha siyaasadeeda malahan. Laakiinsa waxaa u balansan habeen kasta gabar. Gabdh-dhaasi waxa aay ka dooneeysaa shaqo ama arin kale oo xal uga baahan, aayna u aragto in uu wax kaqaban karo.
Gabadh-dhaas ayuuna u sheegaa in uu wax kasta la qaban doono. Asiga qorshaha uguma jirto in uu baahideeda wax ka qabto, taas bedelkeeda wax uu ka faa-iideeystaa baahideeda. Waxa uu u sheegaa in uu wax kasta la qaban doono, laakiinse wax walba aay ka horeeyso in is fahmaan hadeey rabto in waxaas loo qabto.
Si aay u hesho waxa aay dooneeyso waxa aay isku furataa mustaq balkeeda . Waxa aay kasoo tagtaa ayadoon heeyn wixii aay dooneeysay. Kasa darane aaneyn aheeyn sidii aay ugu tagtay.
Kadibna taleeefanka ayuu ku dhegeeystay. Maadaama danihii uu ka lahaa gabartaas uu ka gaaray.
Gabartaas uu sidaas ugelaa waa gabar lamidda gabarta uu dhalay, la dhalatay, ama uu udhexo.
Abdirizak Hassan Tohob
Comments
Post a Comment