Xaliimo Waaa 7 jir raja ah

 Xaliimo Waaa 7 jir  raja ah. waxa aay ku dhalaty degmadda afgooye. hooyadeed waxa aay ku umul raacatay da'dii ugu danbeeysay ee ilmaha la dhashay.

Waxa aay ahaayeen  5 caruur ah oo ayadu u weeyntahay.
Ma jirin qof kale oo aabaheed  ka caawin karay  heeynta ilmaha ka yar yar  ee la dhashay

Muda kadib dhimashdii hooyadeed . Waxa uu guursaday aabaheey xaas kale. "Aabaheey  waxaa soo food saaray culeys dhanka qooyska ah"
Eedadii uu guursady ayaa kula talisay in xaliimo loo geeyo cid aay u shaqeeyso , Si nolosha aay uga caawiso .

"Waa uu yeelay aabaheey soo jeedintii eedaddeey".
Waxa aay ii Geeysay eeedo cid, si aan u  shaqeyo . Qooyska la ii geeyay wax aay ka koob naayeen 13 qofaad. Waxa aay deganaayeen degmadda hodan.

Waxa aan soo kici jiray subii xili hore  si aan u diyaariyo quraacda qooyska. Markaan dhameeyo waxaan sigaar ah ugu diyaarin jiray cuntada maamadda guriga oo gaar ah, madaama ay sonkor qabtay oo aaysan cidda kale ku cunta aheeyn. Dhamaan ubad koodu  wax aay  aadi jireen iskuulo iyo jaamacado, mqrka laga reebo maamada iyo hal gabar

Intaa kadib waxaan diyaarin jiray qadadii  inta aaysan imaan  dadkii waxbarashad aaday. Xili galab ah oo aan qol qolalka jiifka ah ka midda aan soo hagaajiyay, ayaa maamadii ii yeeraty. Waxa aay igu dhahday lacag ayaad xaday oo qolkaas ka maqan. Ani waan isku naxay, waana ooyay. Waxaan udhaartay , Laakiin waa leeyga diiday.


Waxaa la wacay Eedadeey oo ii keentay cidda . Waxaa loo sheegay in aan lacag kaxaday qooyska . Ugu danbeeyntiina waxaa la dhahay eedadeey iga wad gabdhaan.
Wiligeeey tuug ma noqon, mana xadin been ayeeyna iga  sheen.

Ma doonaayo in aan cid danbe u shaqeeyo.

Waxaa sheekadaan ilq wadaagtay xaliimo cumareey oo aay ku dhacady.

W.Q:Abdirizak Hassan Tohob.


Comments

Popular posts from this blog

Qabrigii iyo qoladii u qeela dhaan doonatay.