Waxa uu kaalinta 1aad ka galay dhamaan ardadii wax la baraneeysay labadii maater ee uu qaatay.

 Waa aqoon yahan dhalinyara ah aan is muujin, ku kalsoon naftiisa, kuna waxbartaya wadanka gudihiisa,  si dhab ahna ugu faaideeystay technology.  Waa cilmi baare waqtiga ugu badan ku bixiyay wax barasho iyo cilmi baaris. Sidoo kale waa hal abuure hir geliyay ganacsiyo badan oo dalka gudihisa ah. 


Qofka aan ka hadlaa waa Mr Abdirizak  Nor Mohamed, waa shaqasi ku hubeeysan aqoon  diini iyo maadi ah, waana shaqsi ku sifoobay akhlaaq, aqoon, ixtiraam, af gaabi, aragti wanaag.  Waa aqoo yahan ku taqasusay cilmiga xisaabaadka, maaliyada iyo maamulka mashaariicdd


a. 


Waa bare muda 10 sana ka badan waxa ka dhigaayay jaamacada ugu waaweeyn dalka gaar ahaa jaamacddaha SIMAD iyo Jamhuriya, sidoo kale  waxa uu la shaqeeyay hey,ado caalami ah iyo kuwa local ah sida hey,adda Direct Aid Society. Sidoo kale 10 kaas sano waxa uu ahaa lataliya dhanka hal abuuruka, ganacsiyada soo koraayo iyo  ku waaweeynba. 


Waax uu heeystaa la master oo ka kala diyaariyay  OUM malysia, (Master of project management) iyo midka kale oo ka diyaariyay Xisaabaadka, gaar ahaan Jamacdda SIMAD (Master of Accounting).  Sidoo kale waxa uu kaalinta 1aad ka galay dhaamaan ardadii  labad masterla  la baraneeysay.


Mr Abdirizak  ayeey xalay u aheeyd habiin kale oo kusii talaabsaday guulihiisa waxbarshadda, waxa uuna soo gababeeyay masterkii labaad ee ka weday Jamacadda SIMAD.


Waxaan ku leeyahay  Hanbalyo markale  iyo maalin kale.

Congratulations ustaad  Abdulrazak Nur Mohmaed .


~~ Abdirizak Hassan Tohob

Comments

Popular posts from this blog

Qabrigii iyo qoladii u qeela dhaan doonatay.